Wednesday, November 23, 2016
Thursday, September 29, 2016
Falanqayn kooban: Buugga Danjire Cawil Cali Ducaale ee Raad-raaca Taariikh Somaliyeed.
Buuggan oo ay daabacday
shirkadda Sagaljet bishii 7aad ee sannadkan 2016ka wuxu ka kooban yahay 450 bog
iyo 9 cutub, qoraaguna wuxuu u bixiyey RAAD-RAACA TAARIIKH SOMALIYEED; oo uu
kasoo bilaabayo intii uu garaadsaday (ardaynimadiisii) illaa cimrigiisa maanta.
Qoraagu si qodobaysan oo farshaxannimo ku jirto ayuu sawir buuxa uga bixinayaa
xaaladdii geyiga Somaliyeed ee xilligii hana-qaadkiisa iyo gebi dhaclayntii
ummada Somaliyeed ee illaa maanta.
Thursday, May 5, 2016
Friday, April 29, 2016
Yoolasha Horumar Waara | Sustainable Development Goals

ee caalamku wadar ahaan u guddoonsado oo loogu magac daray «Yoolasha Horumarineed ee
Kunka sano» (Millinimum Development Goals), oo ahaa 8 yool oo shaqaynaayay 20002015-kii.
Markii lasoo gaadhay 2014 kii ayaa dadaal loo galay sidii loo heli lahaa beddelka yoolashanxilku ka sii dhammaanayo, waxaanay Qaramada Midoobay iska xil saartay inay la tashado
Bulshooyinka Adduunka, si loogu saleeyo waxay mudnaanta siinayaan. Halkan kala deg Buuga oo dhamaystiran

Bulshooyinka Adduunka, si loogu saleeyo waxay mudnaanta siinayaan. HALKAN KA DEJISO
hakan guji
Yoolasha Horumar Waara | Sustainable Development Goals

ee caalamku wadar ahaan u guddoonsado oo loogu magac daray «Yoolasha Horumarineed ee
Kunka sano» (Millinimum Development Goals), oo ahaa 8 yool oo shaqaynaayay 20002015-kii.
Markii lasoo gaadhay 2014 kii ayaa dadaal loo galay sidii loo heli lahaa beddelka yoolashanxilku ka sii dhammaanayo, waxaanay Qaramada Midoobay iska xil saartay inay la tashado
Bulshooyinka Adduunka, si loogu saleeyo waxay mudnaanta siinayaan. Halkan kala deg Buuga oo dhamaystiran
Budhcaddii telifoonka, Iska jira!
TAHRIIB IYO TALADII

§
Bulshooyinka
qaaradda Afrika oo ah kuwa ugu koritaanka badan aduunka.
Monday, February 29, 2016
Daba huwan
Hees maaweelo caruureed oo xikmad weyn xambaarsan
"Daba huwan"
Naa laago-laago, daba huwan
naa laan-galoola, daba huwan
naa ma ila diiran, daba huwan
kula diiran maayo, dabahuwan
anba waan iska diiran, dabahuwan
oo maxaad ku diiran, daba huwan
midideyda daabcad, daba huwan
daab kaa dillaaci, daba huwan
gees goodirkeyga, daba huwan
wuu kaa gamuurmi, daba huwan
abtigey buraale, ayaan gudin u doonan
oo shalayba guurye, daba wan
iyadoo sidaasa, anigoo sidaasa
oo hoogayey leh, oo hawd u jeeda
ayay Koori yeedhey, waa Geel aroora
koran baa u horeeya, qaalin baa u dhexeysa
duqbaa u dhanbeysa,
korankiibaan ku boodey, kuruskaan xafuujey
subag baa dareerey, naa faaya fuuqso
waxba fuuqsan maayo, anba waan iska fuuqsan
qaalintiibaan ku boodey dhaadkaan ku jiidey
dhuuxbaa dareerey, naa faaya fuuqso
waxba fuuqsan maayo, anba waan iska fuuqsan
duqdiibaan ku boodey, candhadaan xafuujey
caanaa dareerey, naa faaya fuuqso
waxba fuuqsan maayo, anba waan iska fuuqsan
Hees caruureedani
waxay xanbaarsantahay xikmad iyo fariin culus oo ay ugu weyntahay haddii ummadu
is miciinsad weydo, aqoonna adeegsan weydo inay hoog iyo habawgaa ku
danbaynayso.
Subscribe to:
Posts (Atom)
-
Buuggan oo ay daabacday shirkadda Sagaljet bishii 7aad ee sannadkan 2016ka wuxu ka kooban yahay 450 bog iyo 9 cutub, qoraaguna wuxuu u b...
-
Abaaruhu waa masiibo ku soo noq-noqotay ummadaha ku dhaqan geeska Afrika somalidana si gaara u aafeeya markasta, sababtuna waxaa weeye w...
-
Erayo kooban oon kasoo xigtay heesta wacyigelinta musuqa ka digeysa ee fanaaniinta Liyuu ban ee Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya: Mu...