Buuggan oo ay daabacday
shirkadda Sagaljet bishii 7aad ee sannadkan 2016ka wuxu ka kooban yahay 450 bog
iyo 9 cutub, qoraaguna wuxuu u bixiyey RAAD-RAACA TAARIIKH SOMALIYEED; oo uu
kasoo bilaabayo intii uu garaadsaday (ardaynimadiisii) illaa cimrigiisa maanta.
Qoraagu si qodobaysan oo farshaxannimo ku jirto ayuu sawir buuxa uga bixinayaa
xaaladdii geyiga Somaliyeed ee xilligii hana-qaadkiisa iyo gebi dhaclayntii
ummada Somaliyeed ee illaa maanta.
Subscribe to:
Posts (Atom)
-
Hees maaweelo caruureed oo xikmad weyn xambaarsan "Daba huwan" Naa laago-laago, daba huwan naa laan-galoola, daba huwan ...
-
Wadanka Sinigaal ‘Senegal’ wuxuu ku yaallaa cidhifka galbeed ee qaaraddan cagaaran ee Afrika, wuxuu deris kala yahay dhinaca bari wad...
-
Sharaf ayay noo ahayd aniga iyo shaqaalahaygaba in Maamulkii sare (Board of Directors) ee aannu soo wada shaqaynaynay afartii sano iyo b...
