Friday, April 29, 2016

Yoolasha Horumar Waara | Sustainable Development Goals

Waxay ahayd Bishii sagaalaad ee 2000 markii la ansixiyay qorshihii horumarineed ee ugu horeeyay
ee caalamku wadar ahaan u guddoonsado oo loogu magac daray «Yoolasha Horumarineed ee
Kunka sano» (Millinimum Development Goals), oo ahaa 8 yool oo shaqaynaayay 20002015-kii.
Markii lasoo gaadhay 2014 kii ayaa dadaal loo galay sidii loo heli lahaa beddelka yoolashan
xilku ka sii dhammaanayo, waxaanay Qaramada Midoobay iska xil saartay inay la tashado
Bulshooyinka Adduunka, si loogu saleeyo waxay mudnaanta siinayaan. Halkan kala deg Buuga oo dhamaystiran

Bulshooyinka Adduunka, si loogu saleeyo waxay mudnaanta siinayaan. HALKAN KA DEJISO
hakan guji

Yoolasha Horumar Waara | Sustainable Development Goals

Waxay ahayd Bishii sagaalaad ee 2000 markii la ansixiyay qorshihii horumarineed ee ugu horeeyay
ee caalamku wadar ahaan u guddoonsado oo loogu magac daray «Yoolasha Horumarineed ee
Kunka sano» (Millinimum Development Goals), oo ahaa 8 yool oo shaqaynaayay 20002015-kii.
Markii lasoo gaadhay 2014 kii ayaa dadaal loo galay sidii loo heli lahaa beddelka yoolashan
xilku ka sii dhammaanayo, waxaanay Qaramada Midoobay iska xil saartay inay la tashado
Bulshooyinka Adduunka, si loogu saleeyo waxay mudnaanta siinayaan. Halkan kala deg Buuga oo dhamaystiran

Budhcaddii telifoonka, Iska jira!

Waxay ahayd galab jimce ah oo cadceedu liiqa dhigtey; afkana lagu hayo eedaankii salaada makhrib, waxaa isoo wacay tilifoon; kuye waa hebel (maba sii xasuusto magucu ii sheegaye): "waxaan ka imid Ingiriiska, number kaagana waxaa isoo siiyey Xamse hebel hebel oo yidhi wadankii raggaasaa joogee la hadal" - Xamse waa nin aanu saaxiib nahay, aqoon fiican-na aan u leeyahay. Waxa uu sii raaciye: "waxaan kasoo degay Itoobiya, waxaan gaadhi kasoo kireystay Wajaale, waxaana ila socota xaaskii iyo labo caruura imika waxaannu maraynaa Abaarso sokadeeda, gaadhigii ayaa naga xumaaday, ninkii gaadhiguna wuxuu i leeyahay Arabsiyo ayaan u doodananayaa alaabe meesha sii jooga ee isu kaaya afgaro".

TAHRIIB IYO TALADII

Taariikh: 7th September 2014
Tahriibka ama dhalandhoolka loo jeestey wadamada reer galbeedku maaha dhibaato ay sababtay oo keliya dhaqaale xumo ama faqri haysta dadka tahriiba balse waa mushkilad leh xididdo badan oo sida ay ku sheegeen warbixin ay soo saartey qolada la yidhaahdo Global initiative[1] horraantii sannadkan 2014 ka,  qodobada ugu muhiimsan ee dabada ka riixaaya qul-qulka hayaanka dhallinta Afrika ay ka mid yihiin:
 §   Bulshooyinka qaaradda Afrika oo ah kuwa ugu koritaanka badan aduunka.