Abdirahman O. Gaas
Abdirahman O. Gaas
Wednesday, March 6, 2019
Tuesday, January 1, 2019
DAR XUMO DEEGAAN
5th October 2007 |
Waxaynu nahay ummad aan waxba ka aqoon waxa uu yahay deegaanku sababtoo
ah wax dhibaato ah oo imika ka horeysayba inaga may soo marin waxaynu ahayn
xoolo dhaqato; waxa keliya ee aynu uga baahnayna waxay ahayd daaqa xoolaha, dad
keenuna intan wuu ka tiro yaraa, kana baahi yaraa; balse imika ayay ina
haysataa dhib kii ka dhashay aqoon xumadeenii deegaan ku
Marka hore hadaynu qeexno deegaan waxa uu yahay, waxaa lagu sharaxaa: “dhamaan wax yaabaha inugu hareeraysan noole
iyo ma nooleba oo uu ku jiro “ecosystem” ku oo ah (wareega biyaha, wareega
macdanta, is riixa jiilalka iyo qulqulka tamarta cadceeda) bulshada iyo wax
qabad kooda”. Intaas ayaa lagu sharaxaa
deegaan ka ina uu ka koobanyahay.
Marka la soo qaado deegaanka waxaa qalbigeena ku soo deg-dega dhirta iyo dhuxusha laga shidaayo laakiin deegaanku intaa wuu ka balaadhan
yahay waxaanu u baahan yahay in aynu wax ka barano; si aynu u bad baadino
sababtoo ah wax aanad aqoon u lahayn ma daryeeli kartid, maahmaah carbeed baa
tidhaah “dadku cadaw bay u yihiin
waxaanay aqoonin”. Aqoon la’aanta dad keena ka haysatay deegaankooda iyo
daryeel la’aantii ay u hayeen ayay lategeen intoodii badnayd debedaha waxaanay noqotay astaanta la inugu garto
(soomaali ahaan) wasakhaynta deegaanka iyo waxyeelaynta dhirta.
Monday, December 24, 2018
Impact Assessment of Recurrent Droughts on Agricultural and Pastoral Communities in Somaliland
Abstract: The study focuses on the assessment of the impacts of recurrent droughts on agricultural and pastoral communities in Baligubadle and Gabiley Districts of Marodiheh Region, Somaliland. Many parts of this country with limited water availability pose serious challenges to development. In the year 2008, it estimated that 150,000 pastoralists in the coastal areas were affected. The study adopted both a qualitative and quantitative approach. The quantitative data gathered was analyzed using SPSS, while qualitative data were analysed using content analysis, themes, explanations, descriptions and photography. The sample size used was 384 and this was drawn from the target population of 14560 respondents based on Solvents formula for sample selection. The findings showed that the impact of the drought is reflected in a failed harvest of crops and Livestock production. The frequent droughts severely affected them leading to experience food insecurity, limited water for both human and animal consumptions. The highest proportion of the study attributes the causes of the recurrent drought to Natural factor endowment (rainfall scarcity), while others associate it to factors like deforestation, soil erosion. Possible drought tolerance mechanisms were based on variables like relevancy of services, actual service delivered, quality, and quantity. In conclusion, the objectives of the study were attained, respondents were able to point drought directly by identifying its impacts and effects on livestock and crops in individuals, household and community levels. The study recommends that agricultural extension and veterinary service delivery should receive massive investment and a renewed commitment and vision to generate a fundamental change in the lives of poor livestock and crop farmers. Most important fall, afforestation, reforestation, agro-forestation and refrain from environmental degradation through forest cover clearance and charcoal burning must be a priority. It also recommends the above areas to be further studied by NERAD and relevant ministries. Download Paper
Tuesday, June 26, 2018
Translated SDGs into Somali
On 25 September 2015, Member States of the United Nations adopted 'Transforming our World: the 2030 Agenda for Sustainable Development,' and with it 17 Sustainable Development Goals (SDGs). The 2030 Agenda for Sustainable Development is intended as "a plan of action for people, planet and prosperity that seeks to strengthen universal peace in larger freedom."
The SDGs work in the spirit of partnership and pragmatism to make the right choices now to improve life, in a sustainable way, for future generations. They provide clear guidelines and targets for all countries to adopt in accordance with their own priorities and the environmental challenges of the world at large. The SDGs are an inclusive agenda and tackling the root causes of poverty and unite us (people in the planet) together to make a positive change for both people and planet. “Poverty eradication is at the heart of the 2030 Agenda, and so is the commitment to leave no-one behind,”
Thursday, April 12, 2018
Hooyadii Bulshadeeda nalka u shiday!
Maryam Banbara waa Hooyo ku nool
degsiimo miyi ah oo ku taalla wadanka Sinigaal; waa Injineer ku shaqeeya qalabka
Soolarka ee dabka ka dhaliya iftiinka cadceedda, oo ay ku soo baratay wadanka
Hindiya iyadoo ay bulshadeedu u diratay inay usoo barato cilmigan Soolarka ee
ay baahida daran u qabeen. Waxaanu ku booqanay Qolkeedii Soolarka ee xaafadda oo qoys ayay farsamo yaqaan u tahay, weliba
intaa waxa u dheer imika deegaanada la jaarka ahna caan ayay ka tahay maadaama
oo ay bedesho unugyada Soolarka ka xumaada oo hab macmal ah oo ay iyadu hal
abuurtay ay u farsamayso.
, illaa 200
Waxaa na xiiso iyo karti geliyey; Haweenaydan
oo da’ ahaanna aad aragtaan inay u safartay muddo saddex bilood ahna ku maqnayd
wadan debedeed si ay u daboosho baahi bulshadeedu u kadeednayd; ka dibna ay ka
haqab tirto qoys kasta oo bulshadeeda ka mid ah inuu ileys shito iyagoon lacag
badan bixinayn. Qoys kasta waxay bishii bixiyaan $2 (labo doolar) mid iyadaa
mushahar u qaadata; ka kalena waxaa loo dhigaa adeegga Soolarka wixii ka
xumaada, waa hooyo firfircoon oo bulshaduna ixtiraam weyn u hayso, ‘xaafad isku
filan dheh; markay adeega laydhka timaad’.
Inaad Bulshadaada baahi ka
dabooshaa waa masuuliyad ku saaran; oo aan da’ iyo xayn daab kale toona kaaga
xidhnayn waa adiga iyo goortaad fahamto ood bilawdo!
Friday, March 30, 2018
Kulankii dhaymaha qaranka (Qabyaaladdiid)
Kulankii qabyaalad-diidka ee ka qabsoomay magaalada Burco
29-30 March 2018; wuxuu ahaa kulan aan ka baaqday balse qalbigaygu ka
qaybgalay, waan bogaadinayaa dhallinyarada is xilqaantay ee u istaagay inay
bulshadooda baraarujiyaan, xalna u raadiyaan mushkiladan.
Qabyaaladdu waa masiibada ugu
weyn ee haysata qarankan Somaliland, kasoo bilaw xilligii laga xoroobaayay
gumaystaha ogow wixii Xamar ina geeyey waxay ahayd inaynu qabiilooyinkeena kala
badbaadinno; marka si dhab ah loogu fiirsado arrintaas; walaw aan si
cilmiyeysan loo baadhin hadana illaa hadda inta laga qoray waxay muujinaysaa isu
muuqadka qabiilooyinka ayaa keeney inaynu qarankeennii ku dhex tuurno meel
aynaan garanahayn waxa inagaga soo baxaaya, dabadeedna weynagii eednay. Maanta
oo laga joogo 58 sano weli waa masiibada ina haysata, ee saboolnimada iyo
sidaynnu nahayba inoogu wacan, xalkeeduna waa arrinta shirka Burco lafa guray
maanta.
Thursday, March 15, 2018
Socdaalkii Senegal: Kaga bogo halkan
Wadanka Sinigaal ‘Senegal’ wuxuu ku yaallaa cidhifka galbeed ee qaaraddan cagaaran ee Afrika, wuxuu deris kala yahay dhinaca bari wadamada Guinea iyo Guinea Bissau, waqooyina Mauritania iyo Mali, Inta kalena bad-weynta Atlantic, waxaa xusid mudan inuu wadanka Gambia sidoo kale yahay wadan ku dhexjira Senegal oo dhinackasta uu kaga wareegsanyahay xagadda baddda mooyaane.
Taariikhda cusub ayuun baynu ku bilaabaynaaye, wuxuu xornimada ka qaatay wadanka Faransiiska 1964kii, waxaana madaxweynihii ugu horeeyey noqday Léopold Sédar Senghor oo xukumaayay 1964-1980kii; ahaana nin Kiristaan ah iyadoo wadanku yahay 94% Muslim, haye! Bal kasitee, waxaana xigay Abdou Diouf 1980 illaa 2000 waxaana bedeley Abdoulaye Wade oo xilka hayay 2000-2012kii, waxaana hadda madaxeyney ka ah Macky Sall oo isna Kiristaan ah.
Taariikhda cusub ayuun baynu ku bilaabaynaaye, wuxuu xornimada ka qaatay wadanka Faransiiska 1964kii, waxaana madaxweynihii ugu horeeyey noqday Léopold Sédar Senghor oo xukumaayay 1964-1980kii; ahaana nin Kiristaan ah iyadoo wadanku yahay 94% Muslim, haye! Bal kasitee, waxaana xigay Abdou Diouf 1980 illaa 2000 waxaana bedeley Abdoulaye Wade oo xilka hayay 2000-2012kii, waxaana hadda madaxeyney ka ah Macky Sall oo isna Kiristaan ah.
‘Waxaa xusid mudan in wadankani yahay ka keliya ee galbeedka qaarada ku yaalla ee aan Af-gembe Meleteri ka dhicin weligii”
Subscribe to:
Posts (Atom)
-
Abaaruhu waa masiibo ku soo noq-noqotay ummadaha ku dhaqan geeska Afrika somalidana si gaara u aafeeya markasta, sababtuna waxaa weeye w...
-
Erayo kooban oon kasoo xigtay heesta wacyigelinta musuqa ka digeysa ee fanaaniinta Liyuu ban ee Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya: Mu...
-
Waxay ahayd Bishii sagaalaad ee 2000 markii la ansixiyay qorshihii horumarineed ee ugu horeeyay ee caalamku wadar ahaan u guddoonsado oo l...