Abaaruhu waa masiibo ku soo noq-noqotay
ummadaha ku dhaqan geeska Afrika somalidana si gaara u aafeeya markasta,
sababtuna waxaa weeye wax qorshe u diyaar garaw ah ama ka artatabansi ah ayaanay
lahayn.
Sannadkani (2016/2017) wuxuu ahaa kii
ugu saamaynta badnaa in muddo ah; marka laga eego baaxadeeda iyo tacluusta la
socotay ee xoolaha galaafatay. Hadda oo raxmaddii ilaahay shubay badi, waxaan
indhahayga ku soo arkay sida ay meelo ka mida baadiyaha durugsan ee gobolka togdheer u saamaysay iyo
sida xaaladda dadku tahay xilligan, waxaamay u badantahay in goobaha kalena la
qabaane waxaan ku soo arkay: