Buuggan oo ay daabacday
shirkadda Sagaljet bishii 7aad ee sannadkan 2016ka wuxu ka kooban yahay 450 bog
iyo 9 cutub, qoraaguna wuxuu u bixiyey RAAD-RAACA TAARIIKH SOMALIYEED; oo uu
kasoo bilaabayo intii uu garaadsaday (ardaynimadiisii) illaa cimrigiisa maanta.
Qoraagu si qodobaysan oo farshaxannimo ku jirto ayuu sawir buuxa uga bixinayaa
xaaladdii geyiga Somaliyeed ee xilligii hana-qaadkiisa iyo gebi dhaclayntii
ummada Somaliyeed ee illaa maanta.
Subscribe to:
Posts (Atom)
-
Buuggan oo ay daabacday shirkadda Sagaljet bishii 7aad ee sannadkan 2016ka wuxu ka kooban yahay 450 bog iyo 9 cutub, qoraaguna wuxuu u b...
-
Abaaruhu waa masiibo ku soo noq-noqotay ummadaha ku dhaqan geeska Afrika somalidana si gaara u aafeeya markasta, sababtuna waxaa weeye w...
-
Erayo kooban oon kasoo xigtay heesta wacyigelinta musuqa ka digeysa ee fanaaniinta Liyuu ban ee Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya: Mu...